{"id":14555,"date":"2026-09-19T09:26:53","date_gmt":"2026-09-19T09:26:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14555"},"modified":"2026-09-19T09:26:53","modified_gmt":"2026-09-19T09:26:53","slug":"booliiska-jarmalka-oo-baaris-ku-wada-nin-mindi-ku-dilay-wariye-boqorka-bartamaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14555","title":{"rendered":"Booliiska Jarmalka oo baaris ku wada Nin Mindi ku dilay Wariye Boqorka Bartamaha."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 19, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Booliiska Jarmalka ayaa baaris ku wada Nin Soomaali ah oo Xero qaxooti ku dilay Allaha u naxariistee Suxufi Maxamed Aweys Muudey oo sidoo kale loo garan ogaa Boqorka Bartamaha oo tan iyo 2019kii ku noolaa Dalkaas.<\/p>\n<p>Ninka Dilka gaystay waxaa qabtay Ciidamada Booliiska oo goobta tagay markii dhacdadaas dhacday, waxaana ay wada qaadeen Maydka Marxuumka iyo Gacan ku dhiiglaha oo marla ay baaristooda soo dhammaystaan kaddib laga sugayo najiida arrintaas.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Soomaalida ku nool Dalka Jarmalka ayaa Mustaqbal u sheegay in maydka Marxuumka ay soo fasaxeen Ciidamada Booliiska isla markaana maanta oo Sabti ah lagu tukan doonno Salaadda Janaasada kaddibna lagu aasi doonno qabuuro ku yaalla dalkaas.<\/p>\n<p>Jarmalka waxa uu kamid yahay dalalka Yurub ee martigeliyay Qaxooti Soomaaliyeed, waxaana dhacdadaan ay gilgishay Soomaalida ku nool Dalkaas maadaama dilkiisa uu gaystay muwaadin kale oo Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 19, Sab 2026 {CBB}\u2013Booliiska Jarmalka ayaa baaris ku wada Nin Soomaali ah oo Xero qaxooti ku dilay Allaha u naxariistee Suxufi Maxamed Aweys Muudey oo sidoo kale loo garan ogaa Boqorka Bartamaha oo tan iyo 2019kii ku noolaa Dalkaas. Ninka Dilka gaystay waxaa qabtay Ciidamada Booliiska oo goobta tagay markii dhacdadaas dhacday, waxaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14556,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14557,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14555\/revisions\/14557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}