{"id":14601,"date":"2026-09-21T11:12:07","date_gmt":"2026-09-21T11:12:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14601"},"modified":"2026-09-21T11:12:07","modified_gmt":"2026-09-21T11:12:07","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-u-safray-maraykanka-si-uu-uga-qaybgalasho-shirka-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14601","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u safray Maraykanka si uu uga qaybgalasho Shirka QM"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isnin 21, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray Dalka Maraykanka si uu uga qaybgalo Shirka Qaramada Midoobay ee furmaya berri isaga oo galay saacado badan oo safar ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya kulamada Doodaha ah iyo kulamada gaargaarka ah ee ka qabsoomaya Magaalada New York oo ah Xarunta Qaramada Midoobay isaga oo khudbad ka jeedin doonna fadhiga guud ee Golahaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ka jeedin doonno meertada 81aad ee Qaramada Midoobay waxa uu uga hadlayaa xaaladda uu dalka ku sugan yahay gaar ahaan Amniga, Siyaasadda iyo taageerista ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isu diyaarinaysa la wareegista mas\u2019uuliyadda Amniga guud ee Dalka, waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh la kulmayaa madax kala duwan oo uu kala hadlayo qorshahaas in lagu garabsiiyo Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isnin 21, Sab 2026 {CBB}\u2013Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray Dalka Maraykanka si uu uga qaybgalo Shirka Qaramada Midoobay ee furmaya berri isaga oo galay saacado badan oo safar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya kulamada Doodaha ah iyo kulamada gaargaarka ah ee ka qabsoomaya Magaalada New York oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14177,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14602,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14601\/revisions\/14602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}