{"id":14603,"date":"2026-09-21T11:15:58","date_gmt":"2026-09-21T11:15:58","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14603"},"modified":"2026-09-21T11:15:58","modified_gmt":"2026-09-21T11:15:58","slug":"antonio-guterres-aan-u-midowno-nabadda-karaamada-caddaaladda-bani-aadamnimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14603","title":{"rendered":"Antonio Guterres \u201cAan u midowno Nabadda, Karaamada, Caddaaladda &#038; Bani aadamnimada\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isnin 21, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa fariin u diray Madaxda ka qaybgalaysa fadhiga guud ee Golahaas ee furmaya berri, waxaana uu ugu baaqay in ay diiradda Saaraan Nabadda, Karaamada, Caddaaladda iyo Bani Aadamnimada.<\/p>\n<p>Fariin uu diray kahor inta uusan qabsoomin shirkaan waxa uu sidoo kale miiska soo dhigay in aan laga maarmin midnimo iyo wadajirka Dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay maadaama xalka keliya ee dedaalladaas lagu gaari karo ay arrintaasi tahay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Antonio Guterres ayaa sheegay in waxa keliya lagu noolaan karo ay tahay nabadda sidaas awgeed waxa uu baaq furan u diray dhinacyada ku lugta leh colaadaha ka jira Dalalka Caalamka ee Xasaraha ka jiraan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cFariinteydu waa mid cad, aan u midowno Nabadda, Karaamada, Caddaaladda iyo Bani aadamnimada, waa in aan marweliba ka quusan dedaallada loogu jiro sidii loo gaari lahaa Adduun Wanaagsan\u201d<\/em><\/strong> Ayuu yiri Xoghaye Antonio Guterres.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa\u00a0 horay usoo jeediyay in la joojiyo colaadaha ka jira Dalal kala duwan oo Caalamka oo xaalado adag abuuray, waxaana uu booqday qaar kamid ah Waddamada ay ka jiraan xasaradaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isnin 21, Sab 2026 {CBB}\u2013Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa fariin u diray Madaxda ka qaybgalaysa fadhiga guud ee Golahaas ee furmaya berri, waxaana uu ugu baaqay in ay diiradda Saaraan Nabadda, Karaamada, Caddaaladda iyo Bani Aadamnimada. Fariin uu diray kahor inta uusan qabsoomin shirkaan waxa uu sidoo kale miiska soo dhigay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14604,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14605,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14603\/revisions\/14605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}