{"id":14609,"date":"2026-09-22T13:26:21","date_gmt":"2026-09-22T13:26:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14609"},"modified":"2026-09-22T13:26:21","modified_gmt":"2026-09-22T13:26:21","slug":"maxaa-ka-ogtahay-madaxda-maanta-ka-hadlaysa-furitaanka-meertada-81aad-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14609","title":{"rendered":"Maxaa ka ogtahay madaxda maanta ka hadlaysa furitaanka Meertada 81aad ee Qaramada Midoobay?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 22, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Maanta waxaa Magaalada New York ka furmaya kalfadhiga 81aad ee Qaramada Midoobay iyada oo xafladda furitaanka ay dhici doonto 9ka Subaxnimo ee waqtiga Maraykanka oo Soomaaliya noqonaysa 4ta Galabnimo.<\/p>\n<p>Sidee ayay Madaxda ugu khudbaynayaan shirka Qaramada Midoobay?<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweynaha Brazil, Lula da Silva ayaa hadal jeedinta ugu horraysa qaadanaya isaga oo kahor maraya Madaxweynaha Dalka martigeliyay Qaramada Midoobay ee Donald Trump maadaama Brazil madaxdoodu ay jeediyaan khudbadaha furitaanka tan iyo 1955.<\/p>\n<p>Waxaa ku xigi doonnaa oo qofka labaad noqonaya Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump waxana kusii xigsanaya Madaxweyneyaasha Chile, Franca, Turkiye, Ra\u2019iisul Wasaaraha Pakistan, Madaxweynaha Koofur Afrika iyo wakiillo kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu kamid yahay Madaxda khudbadda jeedin doonta 24ka Bishaan oo ah Khamiista isaga oo ka hadli doonna Xaaladda Dalka isla markaana fariin u diri doonna madaxda halkaas ku sugan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 22, Sab 2026 {CBB}\u2013Maanta waxaa Magaalada New York ka furmaya kalfadhiga 81aad ee Qaramada Midoobay iyada oo xafladda furitaanka ay dhici doonto 9ka Subaxnimo ee waqtiga Maraykanka oo Soomaaliya noqonaysa 4ta Galabnimo. Sidee ayay Madaxda ugu khudbaynayaan shirka Qaramada Midoobay? Madaxweynaha Brazil, Lula da Silva ayaa hadal jeedinta ugu horraysa qaadanaya isaga oo kahor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14610,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14611,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14609\/revisions\/14611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}