{"id":14628,"date":"2026-09-22T13:41:30","date_gmt":"2026-09-22T13:41:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14628"},"modified":"2026-09-22T13:41:30","modified_gmt":"2026-09-22T13:41:30","slug":"ciidanka-kumaandooska-turkiga-iyo-soomaaliya-oo-sameeyay-dhoola-tus-wada-jir-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14628","title":{"rendered":"Ciidanka Kumaandooska Turkiga iyo Soomaaliya oo sameeyay dhoola Tus wada Jir ah."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 22, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>\u00a0Ciidamada Kumaandooska Turkiga iyo Guutada Gorgor ee Soomaaliya ayaa sameeyay tababar lagu xoojinayay adkaysiga iyo awoodda hawlgal ee ciidamada. Tababarka ayaa si guul leh loogu soo gabagabeeyay Xerada General E\u015fref Bitlis.<\/p>\n<p>Sawirrada waxaa baahisay wasaaradda difaaca Turkiga. Dad badan ayaa Turkiga ku eedeeyay in uu sawirka Kemal Atat\u00fcrk ciidanka Soomaaliya u dhiibay iyagoo u ekaysiiyay dhaliil loo jeediyo Turkiga balse sida muuqata sawirka waxaa haysta ciidanka Turkiga.<\/p>\n<p>Turkigu in uu hal xero ku tababaro ciidankiisa iyo kuwa Soomaaliya waa abaal waayn oo uu galay shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 22, Sab 2026 {CBB}\u2013\u00a0Ciidamada Kumaandooska Turkiga iyo Guutada Gorgor ee Soomaaliya ayaa sameeyay tababar lagu xoojinayay adkaysiga iyo awoodda hawlgal ee ciidamada. Tababarka ayaa si guul leh loogu soo gabagabeeyay Xerada General E\u015fref Bitlis. Sawirrada waxaa baahisay wasaaradda difaaca Turkiga. Dad badan ayaa Turkiga ku eedeeyay in uu sawirka Kemal Atat\u00fcrk ciidanka Soomaaliya u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14629,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14630,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14628\/revisions\/14630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}