{"id":14654,"date":"2026-09-23T10:36:31","date_gmt":"2026-09-23T10:36:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14654"},"modified":"2026-09-23T10:36:31","modified_gmt":"2026-09-23T10:36:31","slug":"madaxda-khaliijka-oo-trump-ku-cadaadinaya-in-uu-aqbalo-heshiiska-lagu-soo-afjarayo-colaadda-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14654","title":{"rendered":"Madaxda Khaliijka oo Trump ku cadaadinaya in uu aqbalo heshiiska lagu soo afjarayo colaadda Bariga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Madaxda Dalalka Khaliijka ayaa Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ku cadaadinaya in uu aqbalo shuruudaha ka yimid Iiraan ee xalka u noqon kara soo afjaridda colaadda dalkiisa kala dhaxeysa Xukuumadda Tehran si nabad loo helo.<\/p>\n<p>Madax kala duwan oo wakiilo ka ah Iiraan isla markana horay ula soo kulmay mas\u2019uuliyiinta dalkaas una gudbiyeen qodobada ay ku joogsan karto colaadda Donald Trump markii ay soo jeedintiisa dhagaysteen kaddib la wadaagay dedaallada xalka lagu gaari karo.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ka socota Dalalka Khaliijka ayaa Madaxweyne Trump la wadaagay dhibaatooyinka ay ka dhaxlayn duqaymaha Iiraan ay ku beegsatay dalalkooda, waxa ay ka digeen sii socoshada dagaallada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa Axaddii sheegay in uu danaynayo la kulanka wafdiga sare ee ka socda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, balse Tehran ayaa sheegtay in shuruudahooda u gudbiyeen Xukuumadda Dooxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}\u2013Madaxda Dalalka Khaliijka ayaa Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ku cadaadinaya in uu aqbalo shuruudaha ka yimid Iiraan ee xalka u noqon kara soo afjaridda colaadda dalkiisa kala dhaxeysa Xukuumadda Tehran si nabad loo helo. Madax kala duwan oo wakiilo ka ah Iiraan isla markana horay ula soo kulmay mas\u2019uuliyiinta dalkaas una [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14655,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14656,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14654\/revisions\/14656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}