{"id":14660,"date":"2026-09-23T10:41:35","date_gmt":"2026-09-23T10:41:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14660"},"modified":"2026-09-23T10:41:35","modified_gmt":"2026-09-23T10:41:35","slug":"shir-lagu-ansixiyay-qorshaha-qaran-ee-el-nino-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14660","title":{"rendered":"Shir lagu ansixiyay qorshaha qaran ee El Ni\u00f1o oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo diiradda lagu saaray u-diyaargarowga El Ni\u00f1o 2026\u20132027 iyo xoojinta isku-duwid ay Dowladda u dhantahay.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Kulanka waxaa lagu soo bandhigay Qorshaha Qaran ee U-diyaargarowga El Ni\u00f1o 2026\u20132027, oo ah qorshe mideynaya dadaallada iyo masuuliyadaha hay\u2019adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada iyo dowladaha hoose, si loo xaqiijiyo diyaar-garow isku-duwan oo ay asaas u tahay saadaasha iyo digniinta.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Qorshaha Qaran ee U-diyaargarowga El Ni\u00f1o ayaa maanta la ansixiyay, iyadoo la adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dhammaan hay\u2019adaha ay si wadajir ah uga shaqeeyaan diyaar-garowga, tallaabooyinka horudhaca ah, ka jawaabida iyo soo-kabashada.<\/p>\n<p>Qorshahan ayaa xoojinaya Isku-duwid ay dowladda u dhantahay, nidaamyada digniinta hore iyo la socodka khataraha, iyo Ilaalinta dadka, xoolaha, beeraha, biyaha iyo kaabeyaasha muhiimka ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa ku adkeeyay dhammaan hawl-wadeennada in awaamiirtan si hufan oo degdeg ah loo fuliyo, si loo xaqiijiyo isku-duwidda shaqada, isla-xisaabtanka iyo dardargelinta natiijooyinka la filayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}\u2013Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo diiradda lagu saaray u-diyaargarowga El Ni\u00f1o 2026\u20132027 iyo xoojinta isku-duwid ay Dowladda u dhantahay. Kulanka waxaa lagu soo bandhigay Qorshaha Qaran ee U-diyaargarowga El Ni\u00f1o 2026\u20132027, oo ah qorshe mideynaya dadaallada iyo masuuliyadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14661,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14662,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14660\/revisions\/14662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}