{"id":14683,"date":"2026-09-24T11:44:12","date_gmt":"2026-09-24T11:44:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14683"},"modified":"2026-09-24T11:44:12","modified_gmt":"2026-09-24T11:44:12","slug":"soomaaliya-iyo-masar-oo-ka-wada-hadlay-arrimo-ay-kamid-tahay-amniga-badda-cas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14683","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay arrimo ay kamid tahay Amniga Badda Cas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 24, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa magaalada New York kulan gaar ah kula yeeshay dhigiisa dalka Masar Dr. Badr Abdelatty.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimo la xiriira iskaashiga labada dal ee amniga iyo xasilloonida Badda Cas oo maalmihii la soo dhaafay ay dhaqdhaqaaqyo ka wadeen Kooxda Xuutiyiinta.<\/p>\n<p>Labada Wasiir ayaa xusay in Soomaaliya iyo Masar ay iska kaashan doonaan sidii looga hortagi lahaa khatar kasta oo soo wajahda Badda Cas iyo Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ayaa xaqiijiyay in ay markasta garab taagan yihiin ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiir Cabdisalaam Dhaay ayaa u mahadceliyay dhigiisa Masar, gaar ahaan sida uu dalkaasi qeyb uga yahay dib u dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli dagaal maalmihii la soo dhaafay uu ka soo cusboonaaday dalka Yemen oo ku dhow Badda Cas oo sidoo kale marin muhiim ah u ah Soomaaliya iyo Masar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 24, Sab 2026 {CBB}\u2013Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa magaalada New York kulan gaar ah kula yeeshay dhigiisa dalka Masar Dr. Badr Abdelatty. Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimo la xiriira iskaashiga labada dal ee amniga iyo xasilloonida Badda Cas oo maalmihii la soo dhaafay ay dhaqdhaqaaqyo ka wadeen Kooxda Xuutiyiinta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14684,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14685,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14683\/revisions\/14685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}