{"id":14737,"date":"2026-09-26T11:56:09","date_gmt":"2026-09-26T11:56:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14737"},"modified":"2026-09-26T11:56:09","modified_gmt":"2026-09-26T11:56:09","slug":"nisa-oo-sheegtay-in-duqayn-ka-dhacday-shabeelaha-dhexe-lagu-dilay-xubno-katirsan-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14737","title":{"rendered":"NISA oo sheegtay in duqayn ka dhacday Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno katirsan AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}<\/strong>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegtay in duqayn ay iska kaashadeen saaxiibada ka gacansiiya weerarrada cirka ah oo ka dhacday Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle lagu dilay xubno katirsan AS<\/p>\n<p>Warka NISA ayaa intaas lagu daray in weerarkaan uu si gaar ah uga dhacay Deegaanka Bur Saruur oo 2 Kiilo-mitir Dhina Koofur Bari uga beegan Deegaanka Cali Gaduud laguna dilay 12 xubnood oo katirsan AS oo halkaas abaabul ka waday.<\/p>\n<p>NISA ayaa sheegtay in ay la socota dhaqdhaqaaqa ay samaynayaan xubnaha katirsan AS ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ku sugan oo dhowr jeer sidaan oo kale duqaymo loogu beegsaday deegaannada Gobolkaas sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Muddooyinkii dambe waxa ay Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ay kordhisay weerarrada qaarkood ay fulinayaan diyaaradaha aan duulliyaha lahayn oo muuqaallada ay soo duubeen iyaga oo howlgallada ay baahisay Hay\u2019addaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegtay in duqayn ay iska kaashadeen saaxiibada ka gacansiiya weerarrada cirka ah oo ka dhacday Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle lagu dilay xubno katirsan AS Warka NISA ayaa intaas lagu daray in weerarkaan uu si gaar ah uga dhacay Deegaanka Bur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14738,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14739,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14737\/revisions\/14739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14738"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}