{"id":14743,"date":"2026-09-26T11:58:55","date_gmt":"2026-09-26T11:58:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14743"},"modified":"2026-09-26T11:58:55","modified_gmt":"2026-09-26T11:58:55","slug":"roobab-mahiigaan-ah-oo-saameeyay-isu-socodka-magaalada-bangkok-ee-dalka-thailand","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14743","title":{"rendered":"Roobab Mahiigaan ah oo saameeyay isu socodka Magaalada Bangkok ee Dalka Thailand"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}<\/strong>Muddo 48 saac oo xiriir ah waxaa Magaalada Bangkok ee Caasimadda Thailand ka da\u2019ay Roob mahiigaan ah oo saamayn taban taban ku reebay waddooyinka iyo goobaha ku dhow marinnada biyaha ku hooraan, waxaana meelaha qaar joogsaday isu socodka Gaadiidka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan maamulka Bangkok ayaa digniin u diray Dadka iyaga oo sheegay in ay halis ka dhallan karto socodka meelaha qaar maadaama Daadadka ka dhashay Roobkaas uu ka dulmaray Waddooyinkii Gaadiidka marayeen.<\/p>\n<p>Waxaa la damiyay Korontada si aanay halis uga dhallan maadaama Biyuhu ay kamid yihiin khatarta sida fudud u gudbin karta danabka waxaana meelaha qaar lagu arkayay Gawaari dul sabaynaya Daadadkaas ka dhashay Roobka.<\/p>\n<p>Dowladda Thailand ayaa cabsi ka muujisay roobab horleh oo dalkaas ka da\u2019a kuwaas oo saameeya deegaannada qaar waxaana si degdeg ah loo howlgeliyay kooxaha gurmadka ah si ay uga hortagaan halistaas imaan karta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Muddo 48 saac oo xiriir ah waxaa Magaalada Bangkok ee Caasimadda Thailand ka da\u2019ay Roob mahiigaan ah oo saamayn taban taban ku reebay waddooyinka iyo goobaha ku dhow marinnada biyaha ku hooraan, waxaana meelaha qaar joogsaday isu socodka Gaadiidka. Mas\u2019uuliyiin katirsan maamulka Bangkok ayaa digniin u diray Dadka iyaga oo sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14744,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14743"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14745,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14743\/revisions\/14745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}