{"id":14749,"date":"2026-09-26T12:03:06","date_gmt":"2026-09-26T12:03:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14749"},"modified":"2026-09-26T12:03:06","modified_gmt":"2026-09-26T12:03:06","slug":"ciidanka-badda-soomaaliya-kuwa-midowga-yurub-oo-si-wadajir-ah-u-maamuusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-badaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14749","title":{"rendered":"Ciidanka Badda Soomaaliya &#038; Kuwa Midowga Yurub oo si wadajir ah u maamuusay maalinta Caalamiga ah ee Badaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}<\/strong>Saraakiil katirsan Ciidanka Badda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Yurub ee isugu jira tababarrada, Adkaynta Amniga iyo fulinta howlgallada loo adeegsado Maraakiibta ayaa si wadajir ah u maamuusay maalinta Caalamiga ah ee Badaha.<\/p>\n<p>Hal ku dhigga Sannadkaan ayaa laga dhigay \u201cBadaha oo Ammaan ah waxa ay ka dhigan yihiin Nolol-maalmeed ammaan ah, Ganacsi Xooggan &amp; Fursado Badan\u201d waxaana munaasabaddaas lagu booriyay in xoogga la saaro amniga Badaha.<\/p>\n<p>Awoodda Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa bilihii lasoo dhaafay dib usoo noqotay waxaana dhinac socda\u00a0 howlgallo lagu guullaystay oo lagu soo furtay 7 Markab oo gacanta Kooxahaas galay balse ay ku doonayeen inay madax-furasho ku helaan.<\/p>\n<p>Ciidanka Badda Soomaaliya waxa uu hadda si toos ah uga howlgallaa xeebaha Dalka qaybo kamid ah, waxa uu la shaqeeyaa Ururro caalami ah iyo Dowlado kala dhaxeeya iskaashiga dhinaca Amniga Badaha iyo Biyaha Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Saraakiil katirsan Ciidanka Badda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Yurub ee isugu jira tababarrada, Adkaynta Amniga iyo fulinta howlgallada loo adeegsado Maraakiibta ayaa si wadajir ah u maamuusay maalinta Caalamiga ah ee Badaha. Hal ku dhigga Sannadkaan ayaa laga dhigay \u201cBadaha oo Ammaan ah waxa ay ka dhigan yihiin Nolol-maalmeed ammaan ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14750,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14751,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14749\/revisions\/14751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}