{"id":14794,"date":"2026-09-27T11:21:21","date_gmt":"2026-09-27T11:21:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14794"},"modified":"2026-09-27T11:21:21","modified_gmt":"2026-09-27T11:21:21","slug":"dad-ku-dhintay-qarax-ka-dhacay-waqooyi-galbeed-ee-pakistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14794","title":{"rendered":"Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}<\/strong>Booliska waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa ku dhawaaqay in ugu yaraan 11 qof ay ku dhinteen 30 kalena ay ku dhaawacmeen qarax bam oo ka dhacay gobolka Deir Ismail Khan.<\/p>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Booliiska ayaa sheegay in gaari siday walxo qarxa uu ku dhacay bar koontarool oo amniga lagu baaro.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Ciidamada amniga ee la dilay waxaa ka mid ahaa laba haween ah iyo ilmo yar.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Ilaa hadda, ma jirto koox sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Maleeshiyada Tehreek-e-Taliban ee Pakistan ayaa hore u geystay weeraro qaraxyo ah oo la mid ah kuwa ay la beegsadeen ciidamada amniga.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Dhacdadu waxay timid laba maalmood ka dib markii Pakistan ay ku dhawaaqday inay duqeymo ka geysatay kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin mintidiinta fadhigoodu yahay Afghanistan kuwaas oo bartilmaameedsanayay ciidamadeeda ku sugan xuduudaha.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Booliska waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa ku dhawaaqay in ugu yaraan 11 qof ay ku dhinteen 30 kalena ay ku dhaawacmeen qarax bam oo ka dhacay gobolka Deir Ismail Khan. Booliiska ayaa sheegay in gaari siday walxo qarxa uu ku dhacay bar koontarool oo amniga lagu baaro. Ciidamada amniga ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14795,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14796,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14794\/revisions\/14796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}