{"id":14797,"date":"2026-09-27T11:22:40","date_gmt":"2026-09-27T11:22:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14797"},"modified":"2026-09-27T11:22:40","modified_gmt":"2026-09-27T11:22:40","slug":"rw-xamsa-oo-ka-digay-in-la-siyaasadeeyo-amniga-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14797","title":{"rendered":"RW Xamsa oo ka digay in la siyaasadeeyo amniga Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka digay in amniga magaalada Muqdisho loo adeegsado dano siyaasadeed.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia investment opportunities\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa siyaasiyiinta ugu baaqay in aysan ka shaqeyn amni-darro iyo falal wax u dhimaya xasilloonida caasimadda, isagoo ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo amniga iyo nabadgelyada shacabka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale sheegay in arrimaha amniga aan loo adeegsan karin loollan siyaasadeed, isagoo dhinacyada siyaasadda ugu baaqay inay ka fogaadaan tallaabo kasta oo keeni karta qalqal amni.<\/p>\n<p>\u201cCid kasta oo Fowdo wada oo amni darro wada oo uu ka shekeenayay Wasiir Fiqi shacabka Waa diideen Bananbaxyadii Doorasho qof iyo cod ah ayay u badaleen\u201dR\/wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka digay in amniga magaalada Muqdisho loo adeegsado dano siyaasadeed. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa siyaasiyiinta ugu baaqay in aysan ka shaqeyn amni-darro iyo falal wax u dhimaya xasilloonida caasimadda, isagoo ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo amniga iyo nabadgelyada shacabka. Xamsa Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14798,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14799,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14797\/revisions\/14799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}