{"id":14800,"date":"2026-09-27T11:33:54","date_gmt":"2026-09-27T11:33:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14800"},"modified":"2026-09-27T11:33:54","modified_gmt":"2026-09-27T11:33:54","slug":"guddoomiyaha-bardaale-oo-la-kulmay-guddiga-isboortiska-degmada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14800","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Bardaale oo la Kulmay Guddiga Isboortiska Degmada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}<\/strong><strong>Bardaale, Bay \u2013<\/strong> Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bay, Mudane Maxamed Isaaq Xasan Arcase, ayaa kulan la yeeshay Guddiga Isboortiska Degmada Bardaale, iyadoo diiradda lagu saaray horumarinta ciyaaraha iyo doorka dhalinyarada ee arrimaha bulshada.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Kulanka ayaa looga hadlay qorshayaasha iyo howlaha isboortiska degmada, iyo sidii dhalinyarada loogu dhiirrigelin lahaa ka qeyb qaadashada ciyaaraha iyo hawlaha bulshada.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Sidoo kale, waxaa kulanka si gaar ah loogu hadlay doorka Guddiga Isboortiska ee wacyigelinta bulshada iyo garab istaagga dadka ay saameyn karaan fatahaadaha ka dhasha roobabka El Ni\u00f1o, iyadoo xoogga la saaray diyaar-garowga, ka hortagga iyo yareynta waxyeellada fatahaadaha.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Kulanka waxaa ka qeyb galay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada, Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda iyo Lataliyaha Sare ee Maamulka Degmada Bardaale.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Guddoomiye Maxamed Isaaq Xasan Arcase ayaa Guddiga Isboortiska kula dardaarmay inay si wanaagsan u gutaan waajibaadkooda, isla markaana ka shaqeeyaan horumarinta ciyaaraha, dhiirrigelinta dhalinyarada, xoojinta is-dhexgalka bulshada iyo garab istaagga bulshada xilliyada ay jiraan xaalado adag.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Guddoomiyaha ayaa Guddiga ku booriyay inay si dhow ula shaqeeyaan Maamulka Degmada, shacabka iyo laamaha kale ee bulshada, si loo xoojiyo diyaar-garowga loogana hortago dhibaatooyinka ka dhalan kara fatahaadaha El Ni\u00f1o.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Bardaale, Bay \u2013 Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bay, Mudane Maxamed Isaaq Xasan Arcase, ayaa kulan la yeeshay Guddiga Isboortiska Degmada Bardaale, iyadoo diiradda lagu saaray horumarinta ciyaaraha iyo doorka dhalinyarada ee arrimaha bulshada. Kulanka ayaa looga hadlay qorshayaasha iyo howlaha isboortiska degmada, iyo sidii dhalinyarada loogu dhiirrigelin lahaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14801,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14802,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14800\/revisions\/14802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}