{"id":14803,"date":"2026-09-27T11:39:19","date_gmt":"2026-09-27T11:39:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14803"},"modified":"2026-09-27T11:39:19","modified_gmt":"2026-09-27T11:39:19","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-amni-ka-sameeyay-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14803","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Sameeyay Shabeellada Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}<\/strong><strong>Shabeellada Hoose \u2013<\/strong> Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaannada u dhaxeeya Sabiid, Caanoole iyo Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Howlgalka ayaa lagu xaqiijinayay amniga waddooyinka iyo deegaanadaasi, iyadoo ciidamada ay ka hortageen falal ay kooxaha hubeysan isku dayaan inay dhibaato ugu geystaan shacabka, gaar ahaan dadka beeraleyda ah ee ku nool deegaannadaasi.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Sidoo kale, ciidamada ayaa waddooyinka isku xira deegaannada Sabiid, Caanoole iyo Bariire ka sameeyay baaritaanno miino, si looga hortago waxyeello ka dhalan karta miinooyinka iyo walxaha qarxa ee lagu aaso waddooyinka, kuwaas oo khatar ku ah shacabka isticmaala waddooyinkaasi.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan amniga deegaannada iyo waddooyinka muhiimka ah ee Gobolka Shabeellada Hoose, isla markaana lagu ilaalinayo badqabka shacabka iyo dhaq-dhaqaaqyada bulshada.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgallada lagu xaqiijinayo amniga, laguna ilaalinayo shacabka iyo hantidooda, iyadoo la xoojinayo dadaallada looga hortagayo falalka amni-darro ee kooxaha hubeysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Shabeellada Hoose \u2013 Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaannada u dhaxeeya Sabiid, Caanoole iyo Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose. Howlgalka ayaa lagu xaqiijinayay amniga waddooyinka iyo deegaanadaasi, iyadoo ciidamada ay ka hortageen falal ay kooxaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14804,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14805,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14803\/revisions\/14805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}