{"id":14812,"date":"2026-09-27T11:48:42","date_gmt":"2026-09-27T11:48:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14812"},"modified":"2026-09-27T11:48:42","modified_gmt":"2026-09-27T11:48:42","slug":"wasiir-fiqi-yaan-naxariis-loo-sameyn-cid-kasta-oo-amniga-wax-u-dhimeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14812","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi \u201cYaan naxariis loo sameyn cid kasta oo amniga wax u dhimeysa\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta ka dhalan karta abaabul ciidan iyo falal wax u dhimaya amniga dalka.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somali culture resources\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Fiqi ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin cid kasta oo gacanteeda u taagta waxyeelleynta amniga, isagoo si gaar ah uga digay in siyaasiyiinta mucaaradka ay abaabulaan maleeshiyaad.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cYaan naxariis loo sameyn cid kasta oo gacanteeda soo taagta oo amniga dhibaateyso. Nimankan mucaaradka haddii ay abaabulaan maleeshiyaad, gacan bir ah ha lagu qabto,\u201d ayuu yiri Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in amniga uu yahay arrin qiimo weyn leh, gaar ahaan iyadoo Soomaaliya ay ku bixisay naf iyo dhaqaale badan sidii loo sugi lahaa.<\/p>\n<p>\u201cAmniga aan walaal qaali ah ku weynay ayaa 4 milyan oo lacag ah oo fudud lagu soo qadanayaa. Yaan naxariis loo sameyn cid kasta oo gacanta u soo taagta inay amniga dhibaateyso,\u201d ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta ka dhalan karta abaabul ciidan iyo falal wax u dhimaya amniga dalka. Fiqi ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin cid kasta oo gacanteeda u taagta waxyeelleynta amniga, isagoo si gaar ah uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14813,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14814,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14812\/revisions\/14814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}