{"id":14821,"date":"2026-09-28T10:34:47","date_gmt":"2026-09-28T10:34:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14821"},"modified":"2026-09-29T10:35:49","modified_gmt":"2026-09-29T10:35:49","slug":"dowladda-uk-oo-ku-dhawaaqday-in-qaabilayso-qaxoonti-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14821","title":{"rendered":"Dowladda UK oo ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoonti Cusub."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 28 Sep 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoontida, iyada oo dadka dalkaas doonaya u furaysa jid ammaan ah, sida ay shir-jaarid ku sheegtey Xoghayaha Arrimaha-gudaha Shabana Maxamuud oo xustay in ay si gaar ah u soo dhoweynayaan gabdhaha.<\/p>\n<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirku waxa ay sheegtey in nidaamyo kala duwan dadka lagu qaabilayo oo ay ku jirto; ka-faale qaad qoys (sponsorship), ka-faale qaad arday, waxa kale oo la furi doonaa nidaam dib-u-dejin oo ay badhi taarayso Qaramada Midoobey.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Boqortooyadu waxa ay sheegtey in ay tan kaga hortegeyso tahriibka ayna albaabadeeda u furayso magangelyo-doonka gaar ahaan dadka Falastiin &amp; Afgaanistaan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 28 Sep 2026 {CBB}Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoontida, iyada oo dadka dalkaas doonaya u furaysa jid ammaan ah, sida ay shir-jaarid ku sheegtey Xoghayaha Arrimaha-gudaha Shabana Maxamuud oo xustay in ay si gaar ah u soo dhoweynayaan gabdhaha. Wasiirku waxa ay sheegtey in nidaamyo kala duwan dadka lagu qaabilayo oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14823,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14821\/revisions\/14823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}