{"id":14828,"date":"2026-09-28T10:37:20","date_gmt":"2026-09-28T10:37:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14828"},"modified":"2026-09-29T10:41:55","modified_gmt":"2026-09-29T10:41:55","slug":"wasiir-fiqi-muxuu-ka-yiri-dagaalka-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14828","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi muxuu ka yiri dagaalka Baydhabo?."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 28 Sep 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dagaalka Baydhabo, ayaa sheegtay in kooxihii saaka Baydhabo soo weeraray ay ahaayeen \u201cargagixiso isla markaana job xooggan la gaarsiiyay.<\/p>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Africans &amp; Diaspora\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo bartiisa Facebook, ku baahiyay qoraal kooban ayaa sidaan yiri: \u201cMataanihii Argagixisada ee saakay soo weeraray Baydhabo jab xooggan ayaa dhabarka loo saaray\u201d.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Hadalka wasiir Fiqi ayaa u muuqda in uu mataanaha ula jeedo ama uu is raacinayo ciidamada ka amar qaatta madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdicasiis laftagareen iyo al-Shabbaab, oo dhowr jeer oo hore dowladdu sidaan oo kale isugu lammaanisay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 28 Sep 2026 {CBB}Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dagaalka Baydhabo, ayaa sheegtay in kooxihii saaka Baydhabo soo weeraray ay ahaayeen \u201cargagixiso isla markaana job xooggan la gaarsiiyay. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo bartiisa Facebook, ku baahiyay qoraal kooban ayaa sidaan yiri: \u201cMataanihii Argagixisada ee saakay soo weeraray Baydhabo jab xooggan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14829,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14830,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14828\/revisions\/14830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}