{"id":14899,"date":"2026-10-01T11:37:22","date_gmt":"2026-10-01T11:37:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14899"},"modified":"2026-10-01T11:37:22","modified_gmt":"2026-10-01T11:37:22","slug":"ciidul-adxa-iyo-ciidul-fitriga-oo-lagu-daray-maalmaha-fasaxa-ee-gobolka-california","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14899","title":{"rendered":"Ciidul Adxa iyo Ciidul Fitriga oo lagu daray maalmaha fasaxa ee gobolka California"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 1 Octber 2026 {CBB}<\/strong>Gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Eidul-Fidriga iyo Eidul-Adxaa, oo ah labada ciidood ee waaweyn ee Islaamka, kaddib markii Guddoomiyaha Gobolka California, Gavin Newsom, uu saxiixay sharci cusub.<\/p>\n<p>Sida uu dhigayo sharciga, iskuullada dadweynaha iyo kulliyadaha bulshada ayaa xirmaya maalmaha Ciidul-Fidriga iyo Ciidul-Adxaa, iyadoo la raacayo habraacyada fasaxyada ee ay horay u lahaayeen.<\/p>\n<p>Sharciga ayaa sidoo kale shaqaalaha dowladda gobolka ee u qalma siinaya fursad ay ku helaan fasax munaasabadaha labada ciidood.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa ka dhigaysa Ciidul-Fidriga iyo Ciidul-Adxaa munaasabadaha Islaamiga ah ee si rasmi ah loogu aqoonsaday jadwalka fasaxyada gobolka California.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 1 Octber 2026 {CBB}Gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Eidul-Fidriga iyo Eidul-Adxaa, oo ah labada ciidood ee waaweyn ee Islaamka, kaddib markii Guddoomiyaha Gobolka California, Gavin Newsom, uu saxiixay sharci cusub. Sida uu dhigayo sharciga, iskuullada dadweynaha iyo kulliyadaha bulshada ayaa xirmaya maalmaha Ciidul-Fidriga iyo Ciidul-Adxaa, iyadoo la raacayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14900,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14899"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14901,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14899\/revisions\/14901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}