{"id":14928,"date":"2026-10-01T12:36:26","date_gmt":"2026-10-01T12:36:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14928"},"modified":"2026-10-01T12:36:26","modified_gmt":"2026-10-01T12:36:26","slug":"maxamed-mursal-oo-ka-hadlay-ujeeddada-socdaalkiisa-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14928","title":{"rendered":"Maxamed Mursal oo ka hadlay ujeeddada socdaalkiisa Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 1 Octber 2026 {CBB}<\/strong><strong>Baydhabo:<\/strong> Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa sheegay in socdaalkiisa magaalada Baydhabo uu qeyb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo wada-hadalka iyo is-fahamka siyaasadeed.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Maxamed Mursal ayaa tilmaamay in ujeeddada socdaalkooda ay tahay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen xoojinta wada-hadalka, isla markaana loo ilaalin lahaa nabadda iyo xasilloonida bulshada.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">\u201c<strong>Socdaalkeenna Baydhabo waa inaan qeyb ka qaadanno xoojinta wada-hadalka, shacabkana aan dhibaato loo horseedin<\/strong>,\u201d ayuu yiri Maxamed Mursal.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ayaa sidoo kale sheegay in muhiimad gaar ah ay leedahay in dhinacyada siyaasadda ay yeeshaan wada-tashi iyo is-faham, si loo yareeyo kala aragti duwanaanshaha loona abuuro jawi nabadeed oo u adeegaya shacabka.<\/p>\n<p>Socdaalka Maxamed Mursal iyo wafdigiisa ayaa ku soo beegmaya xilli magaalada Baydhabo lagu wado in ay ka furanto <strong>Gogosha Dib-u-heshiisiinta<\/strong>, taas oo lagu casuumay siyaasiyiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>https:\/\/www.facebook.com\/share\/v\/17umB3Vf4F\/<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 1 Octber 2026 {CBB}Baydhabo: Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa sheegay in socdaalkiisa magaalada Baydhabo uu qeyb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo wada-hadalka iyo is-fahamka siyaasadeed. Maxamed Mursal ayaa tilmaamay in ujeeddada socdaalkooda ay tahay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen xoojinta wada-hadalka, isla markaana loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14915,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14929,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14928\/revisions\/14929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}