{"id":14939,"date":"2026-10-03T11:23:34","date_gmt":"2026-10-03T11:23:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14939"},"modified":"2026-10-03T11:23:34","modified_gmt":"2026-10-03T11:23:34","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-sheegay-in-madaxda-afrika-uu-kala-hadlay-maalgashiga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14939","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo sheegay in Madaxda Afrika uu kala hadlay maalgashiga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 3 October 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa oo ka hadlay socdaalkiisa qaar kamid ah Dalalka Afrika ayaa sheegay in ujeedka safarkiisa uu yahay in uu dalalkaas u soo bandhigo fursadaha maalgashi ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Afrika uu kala hadlayo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga Dhaqaalaha sidaas awgeed uu xoogga saaray la kulankooda sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cWaxaan doonaya in aan soo bandhigo fursadaha Maalgashi ee ka jira Soomaaliya, waxaan Hoggaamiyeyaasha Afrika kala hadlayaa sidii loo xoojin lahaa Iskaashiga Dhaqaalaha\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Hadalkaan waxa uu meesha ka saarayaa hadal-hayn ka dhalatay socdaal Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay maalmo is xig-xigay Dalalka Itoobiya, Jabuuti iyo Masar iyada oo xiisad ka dhex taagan tahay Addis Ababa iyo Qaahira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 3 October 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa oo ka hadlay socdaalkiisa qaar kamid ah Dalalka Afrika ayaa sheegay in ujeedka safarkiisa uu yahay in uu dalalkaas u soo bandhigo fursadaha maalgashi ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Afrika uu kala hadlayo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14940,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14941,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14939\/revisions\/14941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}