{"id":14952,"date":"2026-10-03T11:29:50","date_gmt":"2026-10-03T11:29:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14952"},"modified":"2026-10-03T11:29:50","modified_gmt":"2026-10-03T11:29:50","slug":"fadhigii-golaha-shacabka-oo-mar-kale-baaqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14952","title":{"rendered":"Fadhigii Golaha Shacabka oo mar kale baaqday."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 3 October 2026 {CBB}<\/strong>Fadhigii maanta qorsheysnaa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday, kaddib markii Xildhibaanada loo diray farriin lagu wargelinayo in kulankii la qorsheeyay aan la qaban doonin.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Mogadishu Local News\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Farriinta loo diray Xildhibaanada ayaa lagu yiri:<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cXildhibaanada Sharafta leh, kulankii qorsheysnaa waa baaqday. Mahadsanidiin.\u201d<\/p>\n<p>Baaqashada fadhiga maanta ayaa ku soo aadeysa xilli Golaha Shacabka uu sidoo kale Arbacadii la soo dhaafay awoodi waayay inuu yeesho fadhi rasmi ah, kaddib markii la waayay kooramkii sharci ee looga baahnaa in kulanka uu furmo.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dhigan in kulamadii Golaha Shacabka ee maalmihii u dambeeyay ay wajahayaan caqabado la xiriira qabsoomidda iyo joogitaanka Xildhibaanada.<\/p>\n<p>Ilaa hadda lama shaacin sababta rasmiga ah ee keentay in fadhiga maanta la baajiyo, iyadoo Xildhibaanada lagu wargeliyay oo keliya in kulankii qorsheysnaa uu baaqday.<\/p>\n<p>Sidoo kale, lama caddeyn waqtiga iyo taariikhda cusub ee Golaha Shacabka uu yeelan doono kulanka xiga.<\/p>\n<p>Baaqashada kulamadan ayaa ku soo beegmaysa xilli Golaha Shacabka uu ku jiro marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, isla markaana ay jiraan doodo iyo khilaafaadyo la xiriira howlaha Baarlamaanka iyo go\u2019aannada Xukuumadda Federaalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maalmo ka hor kulan la yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo horumarinta howlaha dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 3 October 2026 {CBB}Fadhigii maanta qorsheysnaa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday, kaddib markii Xildhibaanada loo diray farriin lagu wargelinayo in kulankii la qorsheeyay aan la qaban doonin. Farriinta loo diray Xildhibaanada ayaa lagu yiri: \u201cXildhibaanada Sharafta leh, kulankii qorsheysnaa waa baaqday. Mahadsanidiin.\u201d Baaqashada fadhiga maanta ayaa ku soo aadeysa xilli Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14953,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14954,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14952\/revisions\/14954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}