{"id":14965,"date":"2026-10-04T10:20:29","date_gmt":"2026-10-04T10:20:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14965"},"modified":"2026-10-05T10:23:41","modified_gmt":"2026-10-05T10:23:41","slug":"eriteriya-oo-itoobiya-ku-edeysay-in-ay-qorsheyneyso-duulaan-ay-ku-qabsaneyso-xeebaha-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14965","title":{"rendered":"Eriteriya oo itoobiya ku edeysay in ay Qorsheyneyso Duulaan ay ku qabsaneyso Xeebaha Dalkeeda."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 4 Oct 2026 {CBB}<\/strong> Dowladda Eriteriya ayaa itoobiya ku edeysay in ay Qorsheyneyso Duulaan xoogan oo ay ku qabsaneyso Xeebaha Dalka Eriteriya<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Eriteriya ayaa u sheegay Al Carabiya TV in Itoobiya ay qorshaynayso in ay duullaan balaaran ku qaado xeebaha Badda-cas dalkeenna, waxa ay uruurisey kooxo mucaarid ah si ay kacdoon uga sameeyaan Asmara, ujeed kuna waa in ay gaarto badda.<\/p>\n<p>Hadalkan waxa uu imaanayaa Xili Xiisada labada Dal ay gaartay Halkii ugu sareeysay taas oo laga cabsi qabo Dagaal mka dhax qarxo labada Wadan ee Itoobiya iyo Eriteriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 4 Oct 2026 {CBB} Dowladda Eriteriya ayaa itoobiya ku edeysay in ay Qorsheyneyso Duulaan xoogan oo ay ku qabsaneyso Xeebaha Dalka Eriteriya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Eriteriya ayaa u sheegay Al Carabiya TV in Itoobiya ay qorshaynayso in ay duullaan balaaran ku qaado xeebaha Badda-cas dalkeenna, waxa ay uruurisey kooxo mucaarid ah si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14966,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14968,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14965\/revisions\/14968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}