{"id":14982,"date":"2026-10-04T10:28:12","date_gmt":"2026-10-04T10:28:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14982"},"modified":"2026-10-05T10:28:57","modified_gmt":"2026-10-05T10:28:57","slug":"kooxda-rsf-ee-ka-dagaalanto-suudaan-oo-taageertay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14982","title":{"rendered":"Kooxda RSF ee ka Dagaalanto Suudaan oo taageertay Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 4 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Kooxda RSF ee dagaalka kula jirto Malateriga Dalka Suudaan ayaa si buuxda u taageertay Dowladda itoobiya oo dagaal kula jirto jabhado kacdoon ka bilaabay Gudaha Dalkaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si buuxda u diidannahay isku day kasta oo lagu doonayo in xoog ama tallaabo hubeysan lagu beddelo nidaamka dastuuriga ah ee Itoobiya, gaar ahaan kuwa ay taageerayaan dhinacyada kasoo horjeeda horumarka, xasilloonida iyo kobaca joogtada ah ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Waxaan sidoo kale si buuxda u garab taaganahay shacabka walaalaha ah ee Itoobiya, dowladda Itoobiya iyo dhammaan hay\u2019adaha dastuuriga ah ee matalaya sharciyadda dalka.\u201d hogaamiyaha RSF, Mohamed Hamdan Dagalo-Hemedti<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 4 Oct 2026 {CBB}Kooxda RSF ee dagaalka kula jirto Malateriga Dalka Suudaan ayaa si buuxda u taageertay Dowladda itoobiya oo dagaal kula jirto jabhado kacdoon ka bilaabay Gudaha Dalkaas. \u201cWaxaan si buuxda u diidannahay isku day kasta oo lagu doonayo in xoog ama tallaabo hubeysan lagu beddelo nidaamka dastuuriga ah ee Itoobiya, gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14983,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14984,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14982\/revisions\/14984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}