{"id":14988,"date":"2026-10-05T10:34:18","date_gmt":"2026-10-05T10:34:18","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14988"},"modified":"2026-10-05T10:34:18","modified_gmt":"2026-10-05T10:34:18","slug":"muxuu-daaran-yahay-safarka-raiisul-wasaare-xamsa-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14988","title":{"rendered":"Muxuu daaran yahay safarka Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ee Galmudug?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 5 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa barqonimadii maanta u safray Magaalada Ballanbale ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka socdeen waanwaan lagu xalinayo dagaal beeleed horay uga dhacay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe xoogga saaray xal u helista beelo maleeshiyaadkooda horay u dagaalamay iyada oo lagu soo warramayo in lagu guullaystay dedaalladaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya munaasabadda xiritaanka Gogoshaas oo labada dhinac ay ku kala saxiixanayaan qodobo lagu xoojinayo heshiiskooda si looga hortago isku dhacyada maleeshiyaadka hubaysan sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Gobolka Galgaduud waxaa horay uga dhacay Dagaallo toos ah iyo dilalka aanooyinka oo lagu beegsaday Dad u badan Xoolo dhaqato, waxaa xoogga la saaray sidii loo wareejin lahaa xeendaabkaas oo Bulshadu isugu furmi lahayd meeshana looga saari lahaa cabsida ka dhex jirta.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre waxa uu tagayaa qaar kamid ah Xeryaha Ciidamada Federaalka si uu usoo xog-warraysto Saraakiisha iyo ciidamada halkaas ku sugan sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo ku dhow safarka Xamsa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa barqonimadii maanta u safray Magaalada Ballanbale ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka socdeen waanwaan lagu xalinayo dagaal beeleed horay uga dhacay. Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe xoogga saaray xal u helista beelo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14989,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14988"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14991,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14988\/revisions\/14991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}