{"id":15020,"date":"2026-10-06T09:27:57","date_gmt":"2026-10-06T09:27:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15020"},"modified":"2026-10-06T09:27:57","modified_gmt":"2026-10-06T09:27:57","slug":"mw-erdogan-waxaan-billownay-dhismaha-xarunta-laga-diri-doono-dayax-gacmeedka-ee-aan-ka-hirgelin-doonno-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15020","title":{"rendered":"MW Erdogan \u201cWaxaan billownay dhismaha xarunta laga diri doono dayax-gacmeedka ee aan ka hirgelin doonno Soomaaliya\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 6 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Dowladdiisu ay billowday dhismaha Xarunta laga hirgelinayo dayax-gacmeedka sare ee laga hirgelinayo Soomaaliya isaga oo bogaadiyay tallaabadaas.<\/p>\n<p>Erdogan ayaa tilmaamay in keliya aanay Turkiga faa\u2019iido u ahayn balse Qaaradda Afrika ay nacfi ka heli doonto dayax-gacmeedka la qorsheynayo in laga tuuro Soomaaliya ee hadda la billaabay xaruntii laga diri lahaa sida uu yiri.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cAnnagoo tixgelinayna xaaladaha juqraafiyeed ee T\u00fcrkiye, waxaan dalka aan walaalaha iyo saaxiibka nahay ee Soomaaliya la yeelanaynaa iskaashi taariikhi ah oo ku aaddan dhanka xarumaha hawada sare looga diro dayax-gacmeedyada\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan<\/p>\n<p>Waa uu sii hadlay waxaana uu yiri <strong><em>\u201cWaxaan billownay dhismaha xarunta laga diri doono dayax-gacmeedka hawada sare ee aan ka hirgelin doonno Soomaaliya, waxaana naga go\u2019an inaan ka mirodhalinno dadaallada lagu hirgalinayo mashruucan istaraatiijiga ah\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>Madaxweyne Erdogan ayaa ugu dambayn hadalkiisa kusoo gabagabeeyay <strong><em>\u201cMashruucan uma hirgalinayo kaliya inuu T\u00fcrkiye u suurtagaliyo dirista dayax-gacmeedka, balse wuxuu sidoo kale qayb ka qaadan doonaa ballaarinta awoodda kaabayasha hawada ee qaaradda Afrika\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa Soomaaliya ka hirgelinaya talis muhiim u ah dayax-gacmeedka uu ka dirayo Soomaaliya, waxaana Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle ka billowday dhismaha xaruntaan sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Dowladdiisu ay billowday dhismaha Xarunta laga hirgelinayo dayax-gacmeedka sare ee laga hirgelinayo Soomaaliya isaga oo bogaadiyay tallaabadaas. Erdogan ayaa tilmaamay in keliya aanay Turkiga faa\u2019iido u ahayn balse Qaaradda Afrika ay nacfi ka heli doonto dayax-gacmeedka la qorsheynayo in laga tuuro Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15021,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15022,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15020\/revisions\/15022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}