{"id":15023,"date":"2026-10-06T09:29:10","date_gmt":"2026-10-06T09:29:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15023"},"modified":"2026-10-06T09:29:10","modified_gmt":"2026-10-06T09:29:10","slug":"nisa-oo-xoogga-saartay-talisyada-ay-ka-samaysanayso-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15023","title":{"rendered":"NISA oo xoogga saartay talisyada ay ka samaysanayso Gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 6 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kordhisay Talisyada ay ka howlgallayaan Ciidanka hay\u2019addaas ee ku yaalla Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug si ay xoogga u saaraan adkaynta Amniga.<\/p>\n<p>NISA ayaa tababartay ciidamo cusub halka xeryo ku yaalla Degmooyin katirsan Gobolka Galgaduud ay ku xaraysan yihiin Askar tababar ku qaadanaysa oo marka uu usoo idlaado lagu kala biirinayo Saldhigyada Hay\u2019addaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Agaasimaha Hay\u2019adda NISA, Mahad Maxamed Salaad ayaa kormeeray qaar kamid ah xeryahaas, waxaana uu la kulmay Saraakiisha Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya isaga oo ka xog-warraystay xaaladda ciidankaas iyo waxyaabaha ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Tani waxa ay qayb ka tahay xoojinta Dhismaha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya si ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadda Amniga Dalka maadaama Midowga Afrika uu dhowaan sheegay in Dowladda Federaalka uu ku wareejinayo Amniga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kordhisay Talisyada ay ka howlgallayaan Ciidanka hay\u2019addaas ee ku yaalla Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug si ay xoogga u saaraan adkaynta Amniga. NISA ayaa tababartay ciidamo cusub halka xeryo ku yaalla Degmooyin katirsan Gobolka Galgaduud ay ku xaraysan yihiin Askar tababar ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15024,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15025,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15023\/revisions\/15025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}