{"id":15038,"date":"2026-10-07T11:46:55","date_gmt":"2026-10-07T11:46:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15038"},"modified":"2026-10-07T11:46:55","modified_gmt":"2026-10-07T11:46:55","slug":"ciidanka-danab-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-kawada-xadka-u-dhaxeeya-labada-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15038","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlgallo ka dhan ah AS kawada xadka u dhaxeeya labada Shabeelle"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada deegaannada u dhaxeeya Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe ee Maamullada Koofur Galbeed iyo HirShabeelle.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaaminaysa Kumaandooska Danab ayaa sheegay in ay tageen deegaanno iyo tuulooyin katirsan xadka u dhaxeeya Labada Shabeelle iyaga oo burburiyay saldhigyo AS ay halkaas ku lahayeen sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ciidanka Danab ayaa muddooyinkii dambe xoogga saaray howlgallada ay ka wadaan Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana ay si gaar ah uga howlgalleen deegaannada ku teedsan jiinka Wabiga halkaas oo ay AS ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa saldhigyo ka dhigtay deegaanno katirsan xuduudda Shabeelaha Hoose uu la wadaago Shabeelaha Dhexe sida ay ku warrameen saraakiisha ciidankaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada deegaannada u dhaxeeya Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe ee Maamullada Koofur Galbeed iyo HirShabeelle. Saraakiisha hoggaaminaysa Kumaandooska Danab ayaa sheegay in ay tageen deegaanno iyo tuulooyin katirsan xadka u dhaxeeya Labada Shabeelle iyaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15039,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15040,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15038\/revisions\/15040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}