{"id":15047,"date":"2026-10-07T11:54:08","date_gmt":"2026-10-07T11:54:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15047"},"modified":"2026-10-07T11:54:08","modified_gmt":"2026-10-07T11:54:08","slug":"xuutiyiinta-oo-weerarro-ku-beegsaday-garoomo-diyaaradeed-oo-sacuudiga-ku-yaalla","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15047","title":{"rendered":"Xuutiyiinta oo weerarro ku beegsaday garoomo diyaaradeed oo Sacuudiga ku yaalla"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay gantaal ballistic ah oo kooxda Xuutiyiintu ay ku gantay waqooyiga Riyad.<\/p>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Xafiiska Warfaafinta ee Hay\u2019adda Ammaanka Cadan ayaa sheegay in laba gantaal oo ay Xuutiyiintu rideen lagu bartilmaameedsaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan, iyadoo aan la soo sheegin wax dhaawac ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Weerarradan ayaa dhacay xilli dagaal dhowr jiho ah uu Yemen ka socdo isla markaana iska horimaadyadu sii xoogeysanayan. Ciidamada dowladda Yemen ee Sacuudigu taageero ayaa wada weerar ay ku doonayaan inay dib ugu qabsadaan deegaanno ay Xuutiyiintu la wareegeen toddobaadyadii u dambeeyay, gaar ahaan xeebaha galbeed iyo nawaaxiga marinka Bab al-Mandab.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Hay\u2019adda Duulista Rayidka Sacuudiga ayaa sheegtay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhaawacmeen weerarro lagu qaaday garoomada Jizan iyo Najran ee ku dhow xuduudda Yemen.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Mas\u2019uuliyiinta Sacuudiga si rasmi ah uma xaqiijin weerar lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boqor Khalid ee Riyad, balse website-ka Flightradar24 oo la socda dhaqdhaqaaqa diyaaradaha ayaa sheegay in hawada garoonka si ku-meel-gaar ah dhowr jeer loo xiray.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay gantaal ballistic ah oo kooxda Xuutiyiintu ay ku gantay waqooyiga Riyad. Xafiiska Warfaafinta ee Hay\u2019adda Ammaanka Cadan ayaa sheegay in laba gantaal oo ay Xuutiyiintu rideen lagu bartilmaameedsaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan, iyadoo aan la soo sheegin wax dhaawac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15048,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15047"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15050,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15047\/revisions\/15050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}