{"id":15057,"date":"2026-10-07T12:00:09","date_gmt":"2026-10-07T12:00:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15057"},"modified":"2026-10-07T12:00:09","modified_gmt":"2026-10-07T12:00:09","slug":"kulanka-golaha-shacabka-oo-kooram-laaan-u-baaqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15057","title":{"rendered":"Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la\u2019aan u baaqday"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la\u2019aan, kadib markii ay kulanka ka maqnaadeen xildhibaano dhowr ah.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Buy Maps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Abshirow, ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono xildhibaanada si aan fasax rasmi ah u haysan uga maqnaada fadhiyada Baarlamaanka, isagoo xusay in gunnada laga jari doono xildhibaanada maqnaada.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxaa liiska xildhibaanada ka maqnaa kulanka lagu sheegay Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame (CCW), Cabdirashiid Maxamed Xidig Cabdul qaadir Cosoble, Cali Xoosh iyo xildhibaano kale.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in bishan qaar ka mid ah xildhibaanada gunnadooda laga jaray, isagoo adkeeyay in aan la aqbali doonin maqnaanshaha fadhiyada Golaha Shacabka iyadoo aan fasax la haysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la\u2019aan, kadib markii ay kulanka ka maqnaadeen xildhibaano dhowr ah. Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Abshirow, ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono xildhibaanada si aan fasax rasmi ah u haysan uga maqnaada fadhiyada Baarlamaanka, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14953,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15058,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15057\/revisions\/15058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}