{"id":15068,"date":"2026-10-08T10:45:30","date_gmt":"2026-10-08T10:45:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15068"},"modified":"2026-10-08T10:45:30","modified_gmt":"2026-10-08T10:45:30","slug":"safiirka-turkiga-oo-kormeeray-shaqaalaha-saadka-ee-markabka-qodaya-shidaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15068","title":{"rendered":"Safiirka Turkiga oo kormeeray shaqaalaha saadka ee Markabka qodaya Shidaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis 8 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa booqasho ku tagay Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho, halkaas oo uu kula kulmay kooxda TP-OTC ee bixisa taageerada saadka ee Markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey Ultra Deep Sea Drilling Ship, kaas oo ka qeyb qaadanaya hawlaha baarista kheyraadka shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa kooxda TP-OTC ka dhageystay warbixin ku saabsan hawlaha socda iyo cilmi-baarista la xiriirta baarista kheyraadka shidaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Turkiga ayaa sheegay in ay si dhow ula socdaan hawlaha baarista shidaalka Soomaaliya, kuwaas oo ay Soomaaliya iyo T\u00fcrkiye iska kaashanayaan.<\/p>\n<p>Markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey ayaa ku sugan xeebaha Dowlad Goboleedka Galmudug, iyadoo kooxda TP-OTC ay halkaasi ka waddo hawlo dhinaca saadka iyo taageerada farsamo ah oo la xiriira mashruuca baarista.<\/p>\n<p>Safiirka Ferhat Alkan ayaa sidoo kale u mahadceliyay shaqaalaha Turkiga iyo Soomaaliya ee ka qeyb qaadanaya taageerada mashruuca baarista shidaalka ee labada dal ay iska kaashanayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis 8 Oct 2026 {CBB}Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa booqasho ku tagay Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho, halkaas oo uu kula kulmay kooxda TP-OTC ee bixisa taageerada saadka ee Markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey Ultra Deep Sea Drilling Ship, kaas oo ka qeyb qaadanaya hawlaha baarista kheyraadka shidaalka Soomaaliya. Safiirka ayaa kooxda TP-OTC ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15069,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15070,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15068\/revisions\/15070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}