{"id":1508,"date":"2023-08-29T10:08:52","date_gmt":"2023-08-29T10:08:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1508"},"modified":"2025-11-07T21:05:22","modified_gmt":"2025-11-07T21:05:22","slug":"daawo-shukri-ismaaciil-axmed-oo-kamid-ah-madaxda-warbaahinta-cbb-ahna-madaxa-qeybta-suuqgeynta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1508","title":{"rendered":"Kooxda Al-Shabaab oo qarax geliyey beer lagu tababarayey beeraleey Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<div id=\"title\" class=\"style-scope ytd-watch-metadata\">\n<p>Qarax xoogan ayaa ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolaha Shabeellaha Hoose, qaraxan ayaa ka dhacay mid ka mid ah beeraha degmada Afgooye oo uu ka socday tababar la siinayey dhalinyaro barato cilmiga beeraha.<\/p>\n<p>Ururka Somali Farmers Association (SFA) ayaa beertaasi ku tababari jiray dhalinyarada cilmiga beeraha barto si ay ugu dhiira-galiyaan tacbashada dalaga dalka una dareensiiyaan faaidada beeraha shaqo abuurna ka dhigtaan.<\/p>\n<p>Mid ka mid ahaa howlwadeena ururkaas ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey in aysan jirin wax qasaaro oo ka dhashay qaraxaas, waxa uuna xusay in ay tababarada sii wadi doonan oo aysan ka caajisi doonin hormarinta dhalinyaradda Soomaaliyeed<\/p>\n<p>kooxda Al-shabaab ayaa caadeystay dhibaatooyinka shacabka Soomaaliyeed iyagoo had iyo jeer isku dayo daminta iftiinka Shacabka usoo baxo.<\/p>\n<\/div>\n<div id=\"top-row\" class=\"style-scope ytd-watch-metadata\">\n<div id=\"owner\" class=\"item style-scope ytd-watch-metadata\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax xoogan ayaa ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolaha Shabeellaha Hoose, qaraxan ayaa ka dhacay mid ka mid ah beeraha degmada Afgooye oo uu ka socday tababar la siinayey dhalinyaro barato cilmiga beeraha. Ururka Somali Farmers Association (SFA) ayaa beertaasi ku tababari jiray dhalinyarada cilmiga beeraha barto si ay ugu dhiira-galiyaan tacbashada dalaga dalka una [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3559,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[30],"tags":[],"class_list":["post-1508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sanad-guurada-cbb-radiio-tv"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1508"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6674,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1508\/revisions\/6674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}