{"id":15117,"date":"2026-10-10T11:15:00","date_gmt":"2026-10-10T11:15:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15117"},"modified":"2026-10-10T11:15:00","modified_gmt":"2026-10-10T11:15:00","slug":"dowladda-gobaleedka-koonfur-galbeed-oo-magacawday-guddiga-diyaargarowga-iyo-jawaabista-el-nino-ee-degmada-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15117","title":{"rendered":"Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed oo Magacawday Guddiga Diyaargarowga iyo Jawaabista El Ni\u00f1o ee Degmada Xudur"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 10 Oct 2026 {CBB}<\/strong><strong>Xudur, Bakool<\/strong> \u2013 Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed ayaa magacawday Guddiga Heer Degmo ee Diyaargarowga iyo Jawaabista El Ni\u00f1o ee degmada Xudur, xarunta gobolka Bakool, kaas oo ka shaqeyn doona diyaar-garowga iyo ka jawaabista saameynta roobabka iyo fatahaadaha.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa timid kaddib markii la qiimeeyey xaaladda roobabka iyo saameynta ay ku yeelan karaan degmada Xudur, iyadoo sidoo kale la tixgeliyey talooyinka maamulka degmada, maamulka gobolka Bakool iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>Guddiga cusub ayaa ka kooban mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka degmada, maamulka gobolka, hay\u2019adaha dowladda, culimada, haweenka, dhallinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo iska kaashan doona ka hortagga khataraha ka dhalan kara roobabka iyo fatahaadaha.<\/p>\n<p>Howlaha guddiga waxaa ka mid noqon doona qiimeynta khataraha, wacyigelinta bulshada, diyaarinta qorshayaasha gurmadka degdegga ah iyo isku-duwidda dadaallada lagu yareynayo saameynta El Ni\u00f1o ee degmada Xudur iyo deegaannada hoos yimaada.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa sheegtay in guddigu uu ku-meel-gaar yahay, isla markaana uu hawshiisa gudan doono marka uu helo xogta iyo warbixinnada looga baahan yahay Wasaaradda.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Koonfur Galbeed ay ku xoojinayso diyaar-garowga musiibooyinka, ilaalinta nolosha shacabka iyo yareynta khasaaraha ka dhasha roobabka xooggan iyo fatahaadaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-15118\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-10-at-2.10.55-PM-234x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"234\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-10-at-2.10.55-PM-234x300.jpeg 234w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-10-at-2.10.55-PM-327x420.jpeg 327w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-10-at-2.10.55-PM.jpeg 622w\" sizes=\"auto, (max-width: 234px) 100vw, 234px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 10 Oct 2026 {CBB}Xudur, Bakool \u2013 Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed ayaa magacawday Guddiga Heer Degmo ee Diyaargarowga iyo Jawaabista El Ni\u00f1o ee degmada Xudur, xarunta gobolka Bakool, kaas oo ka shaqeyn doona diyaar-garowga iyo ka jawaabista saameynta roobabka iyo fatahaadaha. Magacaabistan ayaa timid kaddib markii la qiimeeyey xaaladda roobabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15119,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15117"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15121,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15117\/revisions\/15121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}