{"id":15148,"date":"2026-10-14T09:24:08","date_gmt":"2026-10-14T09:24:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15148"},"modified":"2026-10-14T09:24:08","modified_gmt":"2026-10-14T09:24:08","slug":"jadwalka-dhaarinta-doorashada-guddoonka-wakiillada-galmudug-hoggaamiyaha-ku-xigeenkiisa-oo-lasoo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15148","title":{"rendered":"Jadwalka Dhaarinta, Doorashada Guddoonka Wakiillada Galmudug, Hoggaamiyaha &#038; ku xigeenkiisa oo lasoo saaray"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay waqtiga la dhaarinayo Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug ee dhowaan lagu doortay Doorashadii isku sidkanayd ee ku celiska ahayd kana dhacday deegaannada maamulkaas.<\/p>\n<p>16ka October ayaa la dhaarinayaa iyada oo maanta iyo berri lasoo uruurinayo Xildhibaannada si loo siiyo kaararkooda aqoonsiga, 17ka Bishaan waxaa la qabanayaa araajida musharrixiinta guddoonka Golaha Wakiillada iyada oo la dooranayo 18ka Bishaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Hoggaamiyaha iyo ku xigeenka Maamulka Galmudug la dooran doonno 22ka Bishaan iyada oo sidaasi lagu soo gabagaban doonno hannaanka doorasho ee Galmudug.<\/p>\n<p>Arrintaan waxa ay kusoo beegmaysaa iyada oo Maxkamadda Sare ee Dalka saacado kahor war kasoo saartay doorashadii ku celiska ahayd ee ka dhacday Deegaannada Maamulka Galmudug maadaama isla maxkamaddu ay horay u baabi\u2019isay doorashadii tan ka horraysay.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka aqriso Jadwalka<\/strong>:<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-114115\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/jadwalka-cusub-ee-Guddoonka-Baarlamaanka-Galmudug.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/jadwalka-cusub-ee-Guddoonka-Baarlamaanka-Galmudug.jpg 1131w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/jadwalka-cusub-ee-Guddoonka-Baarlamaanka-Galmudug-212x300.jpg 212w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/jadwalka-cusub-ee-Guddoonka-Baarlamaanka-Galmudug-724x1024.jpg 724w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/jadwalka-cusub-ee-Guddoonka-Baarlamaanka-Galmudug-768x1086.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/jadwalka-cusub-ee-Guddoonka-Baarlamaanka-Galmudug-1086x1536.jpg 1086w\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay waqtiga la dhaarinayo Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug ee dhowaan lagu doortay Doorashadii isku sidkanayd ee ku celiska ahayd kana dhacday deegaannada maamulkaas. 16ka October ayaa la dhaarinayaa iyada oo maanta iyo berri lasoo uruurinayo Xildhibaannada si loo siiyo kaararkooda aqoonsiga, 17ka Bishaan waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15149,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15148"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15151,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15148\/revisions\/15151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}