{"id":15152,"date":"2026-10-14T09:26:14","date_gmt":"2026-10-14T09:26:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15152"},"modified":"2026-10-14T09:26:14","modified_gmt":"2026-10-14T09:26:14","slug":"maalik-hashi-oo-taariikh-ka-dhigay-arsenal-iyo-champions-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15152","title":{"rendered":"Maalik Hashi oo Taariikh ka Dhigay Arsenal iyo Champions League."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah, Maalik Hashi ayaa qayb ka ah liiska kooxda Arsenal ee ciyaarta socota ee Lille,taasoo ka dhigaysa ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah oo lagu soo daro liiska kooxda Arsenal ee ciyaaraya horyaalka u sarreeya Yurub ee Champions League.<\/p>\n<p>Maalik oo ah 18 jir ku dhashay London,waxaa iska dhalay hooyo Ingiriis ah iyo Aabbe Soomaali ah , muddo uu ka mid ahaa ciyaartoyda da\u2019da yar ee kooxda Arsenal, wuxuu heshiis rasmi ah u saxiixay Arsenal, bishii February ee sannadkan 2026.<\/p>\n<p>Waa lugta bidix oo ka ciyaara khadka dhexe ee isku xira difaaca iyo weerarka.<\/p>\n<p>Haddii caawa la soo geliyo ciyaarta socota waxay noqonaysa dhacdo muhiim ah oo sare u qaadaysa fursada uu kulamo kale oo kooxda koowaad ee Arsenal uu ka soo muuqan karo, markaa oo taageerrayaasha Arsenal ee Soomaalida ay arki karaan ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah oo kooxda koowaad ee Arsenal u ciyaaraya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}\u00a0Ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah, Maalik Hashi ayaa qayb ka ah liiska kooxda Arsenal ee ciyaarta socota ee Lille,taasoo ka dhigaysa ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah oo lagu soo daro liiska kooxda Arsenal ee ciyaaraya horyaalka u sarreeya Yurub ee Champions League. Maalik oo ah 18 jir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15153,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25],"tags":[],"class_list":["post-15152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15154,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15152\/revisions\/15154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}