{"id":15155,"date":"2026-10-14T09:27:46","date_gmt":"2026-10-14T09:27:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15155"},"modified":"2026-10-14T09:27:46","modified_gmt":"2026-10-14T09:27:46","slug":"sidee-ayay-dalalka-ku-midaysan-eac-ugu-kala-sarreeyaan-dhaqaalaha-kasoo-gala-waxsoosarka-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15155","title":{"rendered":"Sidee ayay Dalalka ku midaysan EAC ugu kala sarreeyaan dhaqaalaha kasoo gala Waxsoosarka Gudaha?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ayaa soosaartay Warbixin ku saabsan sida ay ugu kala sarreeyaan dhinaca soosaarka Dhaqaalaha Gudaha Dalalka ku midaysan Bulshada Bariga Afrika ee kala ah Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, Somalia, Burundi, DR Congo &amp; South Sudan.<\/p>\n<p>Dalka ugu badan ee dhinaca waxsoosaarka dhaqaalaha Gudaha waa <strong>Kenya<\/strong> oo lagu qiyaasay <strong>$151.15 Bilyan<\/strong> oo doollar oo u dhiganta 31% dhaqaalaha guud ee Bariga Bulshada Afrika sida lagu xusay daraasadda Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF soosaartay.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa ah Dalka labaad waxaana dhaqaalaha dalkaas lagu qiyaasay <strong>$122.28 Bilyan<\/strong> oo doollar, waxaana ku xiga Tanzania oo waxsoosaarkeeda gudaha uu noqday <strong>$96.18 Bilyan<\/strong> oo doollar, halka Uganda uu yahay <strong>$72.24 Bilyan<\/strong> oo doollar.<\/p>\n<p>Dalalka kale ee warbixintaan ku jira waxaa kamid ah Rwanda oo qiyaastii dhaqaalaha gudaha kasoo gala uu gaaray <strong>$18.67 Bilyan<\/strong> oo Doollar, Soomaaliya waxaa lagu qiyaasay <strong>$14.82 Bilyan<\/strong>, Koofurta Suudaan waa <strong>$7.98 Bilyan<\/strong> halka Burundi ay tahay <strong>$7.61 Bilyan<\/strong> oo doollar.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa dhowaan sheegtay in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya uu kordhay iyada oo la saadaalaniyo tiro ka badan tan sannadkaan 2026 in uu gaari doonno sannadka soo socda 2027 sida ay ku xustay Warbixinteeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ayaa soosaartay Warbixin ku saabsan sida ay ugu kala sarreeyaan dhinaca soosaarka Dhaqaalaha Gudaha Dalalka ku midaysan Bulshada Bariga Afrika ee kala ah Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, Somalia, Burundi, DR Congo &amp; South Sudan. Dalka ugu badan ee dhinaca waxsoosaarka dhaqaalaha Gudaha waa Kenya oo lagu qiyaasay $151.15 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15156,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15155"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15158,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15155\/revisions\/15158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}