{"id":15162,"date":"2026-10-14T09:37:39","date_gmt":"2026-10-14T09:37:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15162"},"modified":"2026-10-14T09:37:39","modified_gmt":"2026-10-14T09:37:39","slug":"maxkamadda-sare-oo-goaan-ka-soo-saartay-doorashadii-ku-celiska-ahayd-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15162","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare oo go\u2019aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, qeybta doorashooyinka, ayaa go\u2019aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee Golaha Wakiillada Galmudug, taas oo dhacday 30-kii Sebtembar 2026.<\/p>\n<div>\n<p>Doorashada oo lagu tartamay 89 kursi ayaa waxaa ka qeyb qaatay 149,475 codbixiye.<\/p>\n<\/div>\n<div>Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ayaa ku guuleystay 67 kursi, halka ururka Simcad uu helay 7 kursi, Karaamana ay heshay 6 kursi. Ururrada kale ayaa qaybsaday kuraasta haray.<\/div>\n<div>\n<p>Maxkamadda ayaa dhageysatay faahfaahin ay soo bandhigeen Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, taas oo la xiriirtay doorashada iyo natiijooyinkeeda.<\/p>\n<div><strong>Hoos ka akhriso Wareegtada Maxkamadda Sare<\/strong><\/div>\n<\/div>\n<div><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-15163\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-232x300.jpg 232w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-791x1024.jpg 791w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-768x994.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-324x420.jpg 324w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-640x828.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max-681x882.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/max.jpg 1236w\" sizes=\"auto, (max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, qeybta doorashooyinka, ayaa go\u2019aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee Golaha Wakiillada Galmudug, taas oo dhacday 30-kii Sebtembar 2026. Doorashada oo lagu tartamay 89 kursi ayaa waxaa ka qeyb qaatay 149,475 codbixiye. Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ayaa ku guuleystay 67 kursi, halka ururka Simcad uu helay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15164,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15162","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15162"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15165,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15162\/revisions\/15165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15164"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}