{"id":15183,"date":"2026-10-16T13:17:41","date_gmt":"2026-10-16T13:17:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15183"},"modified":"2026-10-16T13:17:41","modified_gmt":"2026-10-16T13:17:41","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-soomaaliya-oo-ka-hadlay-doorashooyinka-iyo-wadahadallada-siyaasadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15183","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Ka Hadlay Doorashooyinka iyo Wadahadallada Siyaasadeed."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 16 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay doorashooyinka heer federaal iyo wadahadallada siyaasadeed Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federaal iyo wadahadallada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo muhiim u ah geeddi-socodka dowlad-dhiska iyo xoojinta nidaamka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Saalax ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in arrimaha doorashooyinka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka lagu wajaho wada-hadal, is-afgarad iyo isu-tanaasul, loona ilaaliyo xasilloonida iyo midnimada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 16 Oct 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay doorashooyinka heer federaal iyo wadahadallada siyaasadeed Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federaal iyo wadahadallada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo muhiim u ah geeddi-socodka dowlad-dhiska iyo xoojinta nidaamka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya. Mudane Saalax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15184,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15185,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15183\/revisions\/15185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}