{"id":15192,"date":"2026-10-19T16:17:32","date_gmt":"2026-10-19T16:17:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15192"},"modified":"2026-10-20T16:22:45","modified_gmt":"2026-10-20T16:22:45","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-iyo-safaaradda-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-difaaca-iyo-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15192","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo Amniga.."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 19 Oct 2026 {CBB} <\/strong>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, oo ah Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca, taageerada Mareykanka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dardargelinta wada-shaqeynta labada dhinac ee dhinacyada amniga, tababarka iyo tayeynta awoodda ciidamada.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda iskaashiga milatari iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si loo xoojiyo amniga iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 19 Oct 2026 {CBB} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, oo ah Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca, taageerada Mareykanka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dardargelinta wada-shaqeynta labada dhinac ee dhinacyada amniga, tababarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15193,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15192","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15192"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15194,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15192\/revisions\/15194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}