{"id":15198,"date":"2026-10-20T16:28:13","date_gmt":"2026-10-20T16:28:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15198"},"modified":"2026-10-20T16:28:13","modified_gmt":"2026-10-20T16:28:13","slug":"turkiga-oo-sheegay-in-uu-kordhinayo-tababarrada-ciidanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15198","title":{"rendered":"Turkiga oo sheegay in uu kordhinayo tababarrada ciidanka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 20 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in sannadka soo socda 2027 ay kordhinayso tababarrada Ciidamada Soomaaliya si ay kaalin muuqata uga qaataan sugidda Amniga Dalka iyo in ay la wareegaan mas\u2019uuliyadda nabadgalyada Dalkooda.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Buy Maps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\">Buy Maps<\/div>\n<p>Turkiga ayaa sheegay in heshiiska kala dhaxeeya Soomaaliya uu dhigayo in ay tababar siiyaan oo qalabeeyaan Ciidamada Soomaaliyeed kuwaas oo isbaddel muuqda kusoo kordhiyay adkaynta Amniga Dalka sida ay ku warrantay Xukuumadda Ankara.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in sannadkaan 2026 la tababaray Ciidamo cusub iyo saraakiil kuwaas oo tababarkooda ku qaadday Gudaha Soomaaliya iyo Xeryaha Ciidanka Dalkaas ku yaalla.<\/p>\n<p>Sannadka soo socda 2027 ayay Xukuumadda Ankara tilmaamtay in ay sii kordhin doonto tababarrada Ciidamada Soomaaliya iyada oo arrintaan sal looga dhigay iskaashiga iyo heshiiska ka dhaxeeya labada Dowladeed.<\/p>\n<p>Turkiga waxa uu Soomaaliya u tababaray ciidamo isugu jira Kumaandoos kuwaas oo ah Gorgor iyo Booliiska gaarka u tababaran ee Haramcad, waxaa socda qorshe lagu tababarayo Ciidamada Cirka iyo Kuwa Badda sida xogaha la helayo ay muujinayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 20 Oct 2026 {CBB}Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in sannadka soo socda 2027 ay kordhinayso tababarrada Ciidamada Soomaaliya si ay kaalin muuqata uga qaataan sugidda Amniga Dalka iyo in ay la wareegaan mas\u2019uuliyadda nabadgalyada Dalkooda. Buy Maps Turkiga ayaa sheegay in heshiiska kala dhaxeeya Soomaaliya uu dhigayo in ay tababar siiyaan oo qalabeeyaan Ciidamada Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15199,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15200,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15198\/revisions\/15200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}