{"id":15204,"date":"2026-10-20T16:36:43","date_gmt":"2026-10-20T16:36:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15204"},"modified":"2026-10-20T16:36:43","modified_gmt":"2026-10-20T16:36:43","slug":"maxkamadda-culimada-puntland-oo-xukuntay-wiil-la-isku-qabsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15204","title":{"rendered":"Maxkamadda Culimada Puntland oo xukuntay Wiil la isku qabsaday"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 20 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Culimadii loo xilsaaray Kiiska Maxamed oo ah Wiil 16 jir ah ayaa dhagaysi kaddib waxa ay maanta xukumeen Ninka dhalay Wiilkaas, waxaana ay sheegeen Aabaha Inankaas uu yahay Liibaan Xaaji Tahliil sida xukunkooda ku sheegeen.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa la socday sheekadaan oo qabsatay Baraha Bulshada, Liibaan iyo Faarax oo labaduba guursaday Xaliimo oo ah Hooyada Dhashay Maxamed ayaa mid weliba sheegtay in uu dhalay Wiilkaas iyada oo dooddu u gudubtay labada Ehel.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Muranka oo dheeraaday waxa uu sababay Dhimasho iyo dhaawac sida laga hor sheegay Maxkamadda, waxaana ugu dambayn la go\u2019aamiyay in lagu kala baxo Go\u2019aan Maxkamadeed oo gunaanadkii maanta soo baxay.<\/p>\n<p>Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa go\u2019aansatay in Guddi Culimada deegaankaas ah lo xilsaaro si ay u dhagaystaan labada Nin ee Wiilka isku qabsaday, Hooyada Dhashay, Wiilkaas qudhiisa, Marqaatiyaal iyo Dad kale oo kiiskaan soo galay.<\/p>\n<p>Kiiskaan waxa uu kamid noqday kiisaska hadal haynta dhaliyay ee Maxkamadaha lagu qaado iyada oo aan la adeegsan aaladda lagu ogaan karo Hiddaha qofka ee DNA, waxaana maalmo kala duwan la dhagaystay qodobada kiiskaas hoostagaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 20 Oct 2026 {CBB}Culimadii loo xilsaaray Kiiska Maxamed oo ah Wiil 16 jir ah ayaa dhagaysi kaddib waxa ay maanta xukumeen Ninka dhalay Wiilkaas, waxaana ay sheegeen Aabaha Inankaas uu yahay Liibaan Xaaji Tahliil sida xukunkooda ku sheegeen. Dad badan ayaa la socday sheekadaan oo qabsatay Baraha Bulshada, Liibaan iyo Faarax oo labaduba guursaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15205,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15206,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15204\/revisions\/15206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}