{"id":15207,"date":"2026-10-20T16:38:49","date_gmt":"2026-10-20T16:38:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15207"},"modified":"2026-10-20T16:38:49","modified_gmt":"2026-10-20T16:38:49","slug":"rw-xamsa-oo-turkiga-uga-mahadceliyay-dib-u-dhiska-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15207","title":{"rendered":"RW Xamsa oo Turkiga uga mahadceliyay dib u dhiska Ciidamada Qalabka sida"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 20 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyay dib u dhiska Ciidamada Qalabka sida iyo Casriyaynta hay\u2019adaha kala duwan ee Dowladda isaga oo bogaadiyay in dedaalkaas lasii wado.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Buy Maps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Xamsa oo maanta la kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Ferhat Alkan ayaa sheegay in Dowladdiisa ay ku bogaadinayaan sii wadista garab istaagga Soomaaliya isla markaana ay adkaynayaan xiriirka taariikhiga ah ee labada Dal ka dhaxeeya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Danaha ku dhisan saaxiibtinimo, iskaashi Dhaqaalaha iyo kuwo kale ayuu xoojiyay Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre in ay Xukuumaddiisa xoogga saarayso si looga faa\u2019iidaysto fursadaha muuqda ee labada Dal ka dhex jira.<\/p>\n<p>Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale Dowladda Turkiga uga mahadceliyay taageerrada buuxda ay ay la garab taagan yihiin Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya sida dib u dhiska, Kobcinta dhaqalaha, Amniga &amp; Tababarrada Ciidamada iyo dib u dhiskooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 20 Oct 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyay dib u dhiska Ciidamada Qalabka sida iyo Casriyaynta hay\u2019adaha kala duwan ee Dowladda isaga oo bogaadiyay in dedaalkaas lasii wado. Xamsa oo maanta la kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Ferhat Alkan ayaa sheegay in Dowladdiisa ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15208,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15209,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15207\/revisions\/15209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}