{"id":15227,"date":"2026-10-21T07:24:46","date_gmt":"2026-10-21T07:24:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15227"},"modified":"2026-10-21T07:24:46","modified_gmt":"2026-10-21T07:24:46","slug":"golaha-wakiillada-galmudug-oo-maanta-dhagaysanaya-hadal-jeedinta-musharriixinta-hoggaamiyaha-ku-xigeenka-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15227","title":{"rendered":"Golaha Wakiillada Galmudug oo maanta Dhagaysanaya hadal jeedinta musharriixinta Hoggaamiyaha &#038; ku xigeenka Maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 21 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug ayaa maanta dhagaysanaya hadal jeedinta Musharrixiinta u tartamaysa Hoggaamiyaha iyo ku xigeenka Maamulkaas oo isla golahaan uu berri ku dooran doonno Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Musharrixiinta hadlaysa ayaa shahaadada caddaynaysa musharraxnimadooda ka qaatay Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka iyada oo marka la doorto berri la dhaarin doonno si loo dhammaystiro howlihii doorashooyinka maamulkaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxaa jira kulamo gaar gaar ah oo Musharrixiintu ay la kala qaadanayaan Xubnaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Galmudug si uu mid weliba u sameeyo kala xod-xodasho dhinaca codka ah si uu ugu guullaysto kursiga uu u tartamayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 21 Oct 2026 {CBB}Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug ayaa maanta dhagaysanaya hadal jeedinta Musharrixiinta u tartamaysa Hoggaamiyaha iyo ku xigeenka Maamulkaas oo isla golahaan uu berri ku dooran doonno Magaalada Dhuusamareeb. Musharrixiinta hadlaysa ayaa shahaadada caddaynaysa musharraxnimadooda ka qaatay Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka iyada oo marka la doorto berri la dhaarin doonno si loo dhammaystiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15228,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15227","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15227"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15229,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15227\/revisions\/15229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}