{"id":15248,"date":"2026-10-22T05:47:50","date_gmt":"2026-10-22T05:47:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15248"},"modified":"2026-10-22T05:47:50","modified_gmt":"2026-10-22T05:47:50","slug":"doorashada-hoggaamiyaha-iyo-ku-xigeenka-galmudug-oo-maanta-qabsoomeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15248","title":{"rendered":"Doorashada Hoggaamiyaha iyo ku xigeenka Galmudug oo maanta qabsoomeysa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 22 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Golaha Wakiilada ee dowlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 89 xubnood ayaa maanta dooranaya Hoggaamiyaha iyo ku xigeenkiisa dowlad goboleedkaasi.<\/p>\n<p>Doorashada ayaa waxaa ku tartamaya\u00a0Cabdulqaadir Cabdullaahi Diiriye oo ka socda Xisbiga Sincad iyo Liibaan Axmed Xasan oo matalaya Xisbiga JSP.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sidoo kale, waxaa isla maanta dhaceysa Doorashada Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Amniga guud ee caasimadda Dhuusamareeb ayaa la adkeeyay, iyadoo maanta Galmudug ay yeelaneyso Hoggaamiye cusub oo badalaya Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 22 Oct 2026 {CBB}Golaha Wakiilada ee dowlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 89 xubnood ayaa maanta dooranaya Hoggaamiyaha iyo ku xigeenkiisa dowlad goboleedkaasi. Doorashada ayaa waxaa ku tartamaya\u00a0Cabdulqaadir Cabdullaahi Diiriye oo ka socda Xisbiga Sincad iyo Liibaan Axmed Xasan oo matalaya Xisbiga JSP. Sidoo kale, waxaa isla maanta dhaceysa Doorashada Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15249,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15248","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15248"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15250,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15248\/revisions\/15250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}