{"id":15258,"date":"2026-10-22T10:09:59","date_gmt":"2026-10-22T10:09:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15258"},"modified":"2026-10-22T10:09:59","modified_gmt":"2026-10-22T10:09:59","slug":"qatar-iyo-faransiiska-oo-ku-baaqay-in-la-furo-marin-biyoodka-hormus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15258","title":{"rendered":"Qatar iyo Faransiiska oo ku baaqay in la furo marin-biyoodka Hormus"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 22 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Dowladaha Qadar iyo Faransiiska ayaa ku baaqay in dib loo furo Marinka-biyoodka Hormus, iyagoo ka digay in lacago xayiraad ah lagu soo rogo Maraakiibta halkaasi isticmaaleysa.<\/p>\n<div><\/div>\n<div>Bayaan wadajir ah oo ay soo wada saareen Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa lagu cambaareeyay weerarrada milatari ee Iiraan ku qaaday dalalka gobolka, kuwaas oo ay sheegeen inay xadgudub weyn ku yihiin sharciga caalamiga ah.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Buy Maps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\">Buy Maps<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Labada hoggaamiye ayaa sidoo kale ku baaqay in ciidamada Israa\u2019iil laga saaro Qasa, lana dedejiyo gaarsiinta gargaarka bani\u2019aadannimo ee dadka Falastiiniyiinta ah, iyadoo aan la saarin wax shuruud ama xannibaad ah.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa sheegay in ku dhowaad 1.4 milyan oo qof oo ku nool Qasa ay wajahayaan cunto-yaraan ba\u2019an.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Qatar iyo Faransiiska ayaa sidoo kale ka horyimid is ballaarinta deegaannada Israa\u2019iil iyo rabshadaha ay geystaan dadka deggan deegaannadaas.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 22 Oct 2026 {CBB}Dowladaha Qadar iyo Faransiiska ayaa ku baaqay in dib loo furo Marinka-biyoodka Hormus, iyagoo ka digay in lacago xayiraad ah lagu soo rogo Maraakiibta halkaasi isticmaaleysa. Bayaan wadajir ah oo ay soo wada saareen Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa lagu cambaareeyay weerarrada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15259,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15258"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15261,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15258\/revisions\/15261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}