{"id":15262,"date":"2026-10-22T10:11:53","date_gmt":"2026-10-22T10:11:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15262"},"modified":"2026-10-22T10:11:53","modified_gmt":"2026-10-22T10:11:53","slug":"soomaaliya-iyo-turkiga-ka-wada-hadlay-horumarinta-kalluumeysiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15262","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Turkiga ka wada hadlay horumarinta Kalluumeysiga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 22 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay\u00a0Danjiraha T\u00fcrkiye u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan.<\/p>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga labada dal ee dhinaca la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada iyo sidii loo horumarin lahaa Dhaqaalaha Buluuga ee Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Wasaaradda Kulluumeysiga ee XFS ayaa uga mahadceliyay Dowladda Turkiga kaalinta ay ka geysaneyso horumarinta Kalluumeysiga ee gudaha Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhankiisa Safiirka Turkiga ayaa xusay in ay tababaro siin doonaan Kalluumeysatada si loo kordhiyo wax soo saarkooda.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>T\u00fcrkiye ayaa kamid ah Dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinacyo kala duwan, iyagoo heshiis dhinaca ilaalinta xeebaha kula jira Soomaaliya.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 22 Oct 2026 {CBB}Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay\u00a0Danjiraha T\u00fcrkiye u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan. Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga labada dal ee dhinaca la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada iyo sidii loo horumarin lahaa Dhaqaalaha Buluuga ee Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Kulluumeysiga ee XFS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15262"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15265,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15262\/revisions\/15265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}