{"id":15284,"date":"2026-10-23T05:17:21","date_gmt":"2026-10-23T05:17:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15284"},"modified":"2026-10-24T05:19:43","modified_gmt":"2026-10-24T05:19:43","slug":"wasiir-axmed-fiqi-masaajidka-hargaysa-ku-yaalla-gaza-waa-isugu-mid-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15284","title":{"rendered":"Wasiir Axmed Fiqi \u201cMasaajidka Hargaysa ku yaalla &#038; Gaza waa isugu mid Israa\u2019iil\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco\u00a0 23\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dhibaatooyinka Israa\u2019iil ay badan yihiin isaga oo Shacabka iyo Mas\u2019uuliyiinta Waqooyi Galbeed ugu baaqay in ay ka feejignaadaan dhagarta Yuhuudda.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Order Calendars\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\">Order Calendars<\/div>\n<p>Waxa uu tusaale uga dhigay in ay Dadku arki karaan Dhibaatooyinka ay ka gaysatay Dhulka Falastiin iyo Dalal kale iyada oo aanay u kala saarin Rag, Dumar, Carruur iyo Ciroole isla markaana si isku mid ah u xasuuqday.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Track Exec Orders\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Axmed Fiqi ayaa tilmaamay in marka la eego Israa\u2019iil ay isu mid u yihiin Masaajidka Hargaysa ku yaalla iyo Magaalada Gaza, waxaana uu ku taliyay in laga fogaado soo dhaweysashada Yuhuudda oo khatarteedu badan tahay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMasaajidka Hargaysa ku yaalla &amp; Gaza waa isugu mid Israa\u2019iil, Dhulka lala wareegay iyo Waqooyiga waa isku mid, caqli gal ma ahan in Ninka sidaas samaynaya oo ah midkii laga fogaan lahaa in lasoo dhaweysto\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Wasiirka Difaaca XFS, Axmed Macallin Fiqi.<\/p>\n<p>Danjire Fiqi ayaa tilmaamay in Cabdiraxmaan Cirro waqtigii Doorashada laga taageeray dhinaca Dhaqaalaha Magaalada Muqdisho maadaama uu marar badan sheegay in ay ku wayn tahay Soomaalinimada iyada oo ay diiwaanka galeen dhibaatooyinkii dhacay sanado kahor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco\u00a0 23\u00a0 Oct 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dhibaatooyinka Israa\u2019iil ay badan yihiin isaga oo Shacabka iyo Mas\u2019uuliyiinta Waqooyi Galbeed ugu baaqay in ay ka feejignaadaan dhagarta Yuhuudda. Order Calendars Waxa uu tusaale uga dhigay in ay Dadku arki karaan Dhibaatooyinka ay ka gaysatay Dhulka Falastiin iyo Dalal kale iyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15286,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15287,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15284\/revisions\/15287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}