{"id":15289,"date":"2026-10-24T14:22:42","date_gmt":"2026-10-24T14:22:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15289"},"modified":"2026-10-24T14:22:42","modified_gmt":"2026-10-24T14:22:42","slug":"aliko-dangote-waxaan-doorbidayaa-in-aan-xabsi-galo-intii-la-iga-qaadan-lahaa-teleefankayga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15289","title":{"rendered":"Aliko Dangote \u201cWaxaan doorbidayaa in aan Xabsi galo intii la iga qaadan lahaa Teleefankayga\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 24\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Bilyaneerka reer Nigeria, Aliko Dangote ayaa sheegay in sida uu muhiimka ugu yahay Teleefankiisa gacanta oo uu qaatay sannadkii 2000 isaga oo ku kaydsaday 13,000 oo xiriir oo Dad ah sida uu ku shaaciyay khudbad uu ka jeediay Magaalada Lagos.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Order Calendars\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\">Order Calendars<\/div>\n<p>Aliko Dangote ayaa sheegay in haddii la is dhinac dhigo in teleefankiisa laga qaado ama uu xabsi galo kuna dhex haysto in uu dooran lahaa gelista xabsi maadaama Teleefankiisu uu muhiim ugu yahay noloshiisa waa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cIn Teleefankayga la iga qaado waxaan ka doorbidi lahaa in xabsi la dhigo waayo waxa uu muhiimad weyn u leeyahay Nolosheyda, tan iyo 2000 ayaan haystaa Sim Card-kayga oo ay igu jiraan 13,000 oo xiriir ah\u201d<\/em><\/strong> sidaasi waxaa yiri Bilyaneer Aliko Dangote<\/p>\n<p>Aliko Dangote ayaa dhaqaale badan ka sameeyay Ganacsiga iyo Sifaynta Shidaalka, waxa ay Shirkaddiisu gaartay meelo ka baxsan Waqooyiga Afrika maadaama hadda ay mashaariic ka fulinayso Xadka u dhaxeeya Jabuuti iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Dangote waa Sunni Muslim ah, Ganacsigiisa ayaa heerar kala duwan soo maray, waana ninka kaalinta koowaad ku jira maalqabeennada Afrika isaga oo haysta lacag dhan $28.5 bilyan oo doollar sida lagu sheegay warbixinta lagu qiimeeyo Bilyaneerrada Caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 24\u00a0 Oct 2026 {CBB}Bilyaneerka reer Nigeria, Aliko Dangote ayaa sheegay in sida uu muhiimka ugu yahay Teleefankiisa gacanta oo uu qaatay sannadkii 2000 isaga oo ku kaydsaday 13,000 oo xiriir oo Dad ah sida uu ku shaaciyay khudbad uu ka jeediay Magaalada Lagos. Order Calendars Aliko Dangote ayaa sheegay in haddii la is dhinac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15290,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15291,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15289\/revisions\/15291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}