{"id":1530,"date":"2024-11-29T18:02:44","date_gmt":"2024-11-29T18:02:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1530"},"modified":"2024-11-29T18:02:44","modified_gmt":"2024-11-29T18:02:44","slug":"mw-jfs-xasan-sheekh-maxamuud-oo-gaaray-magaalada-caruusha-dalka-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1530","title":{"rendered":"MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Magaalada Caruusha Dalka Tanzania"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 29, Nov 2024 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya xuska 25 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska Dalladda Bulshada Bariga Afrika &amp; shirar kale oo muhiim ah ayaa gaaray Magaalada Caruusha Dalka Tanzania.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Tanzania iyo Wafdi kale oo ka socda Dowladda Soomaaliya oo kol hore sii gaaray Magaalada Caruusha ee xarunta Dalkaas.<\/p>\n<p>Kulamo gaar gaar ah ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la qaadan doonnaa Madaxda Dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika EAC ee ku shiraya Magaalada Caruusha sida lagu yiri faah-faahin kooban oo Madaxtooyada Qaranka soosaartay.<\/p>\n<p>Meelaha ugu badan ee diiradda lagu saarayo shirka EAC waxaa kamid ah: Ganacsiga, Waxbarashada iyo horumarinta Bulshada Dalalka ku mideysan Dalladdaan si ay isaga kala faa\u2019iideystaan Dal weliba nimcada gaarka ah uu leeyahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 29, Nov 2024 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya xuska 25 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska Dalladda Bulshada Bariga Afrika &amp; shirar kale oo muhiim ah ayaa gaaray Magaalada Caruusha Dalka Tanzania. Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Tanzania iyo Wafdi kale oo ka socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1531,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1530","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1532,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1530\/revisions\/1532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}