{"id":15306,"date":"2026-10-25T11:22:07","date_gmt":"2026-10-25T11:22:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15306"},"modified":"2026-10-25T11:22:07","modified_gmt":"2026-10-25T11:22:07","slug":"deni-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-59aad-ee-golaha-wakiillada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15306","title":{"rendered":"Deni oo maanta furaya Kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Puntland"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 25\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furaya kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas kaddib markii uu fasax galay Golahaas balse dib u billaabaya howlihii shaqo ee loo igmaday.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Buy Maps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Khudbadda Furitaanka Kalfadhiga uu u jeediyo Golaha Wakiillada Maamulka Puntland isaga oo Warbixinno ka siinaya xaaladda Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas iyo waxyaabaha soo kordhay muddadii uu fasaxa ku jiray.<\/p>\n<p>Deni oo inta badan Fasax bannaanka ah ku maqnaa maalmihii lasoo dhaafay waxa uu qaaday tallaabooyin siyaasadeed oo uu sheegay in uu ku xoojinayo taageerrada uu u baahan yahay Maamulkiisa sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa horay uga carooday kalfadhiyo uu furay Madaxweyne Siciid Deni oo ay doonayeen in ay Su\u2019aalo ka weydiiyaan balse uu ka diidan in uu fursad siiyo.<\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland ayaa Xubnaha Golahaas u sheegay in keliya ay dhagaysan doonnaan Khudbadda Guddoonkooda oo ah mid kooban iyo soo dhaweynta Madaxweynaha iyo tan Deni oo xog gudbin ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 25\u00a0 Oct 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furaya kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas kaddib markii uu fasax galay Golahaas balse dib u billaabaya howlihii shaqo ee loo igmaday. Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Khudbadda Furitaanka Kalfadhiga uu u jeediyo Golaha Wakiillada Maamulka Puntland isaga oo Warbixinno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15307,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15308,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15306\/revisions\/15308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}